[
Home
][Wararka]
Hoos waxaad ka daawan kartaa filim ku saabsan noloshii Sayid Ciise Masiix oo afaf kala duwan lagu turjumay.
Guji halkan si aad heshid Af-Soomaali
Guji halkan si aad heshid Af-Soomaali [carruurta loogu talaggalay]
Guji halkan si aad heshid Af-Maay
Guji halkan si aad heshid Af-Carbeed
Guji halkan si aad heshid Af-Carbeed [carruurta loogu talaggalay]
Guji halkan si aad heshid Af-Oroomo [lahjadda Booraana-Arsi]
Guji halkan si aad heshid Af-Sawaaxili
"1 Ilaah wuxuu waagii hore siyaalo badan oo kala duduwan awowayaasheen kula hadlay nebiyadii,
2 laakiin maalmahan ugu dambaystooda wuxuu inagula hadlay Wiilkiisa uu ka dhigay kan wax walba dhaxla, kan uu duniyooyinkana ku sameeyey.
3 Oo isagu waa dhalaalka ammaantiisa iyo u-ekaanta ahaantiisa, oo wax walba wuxuu ku hayaa erayga xooggiisa, oo goortuu daahirinta dadka dembiyadooda sameeyey dabadeed ayuu wuxuu fadhiistay Weynaha xagga sare midigtiisa,
4 isagoo aad uga wanaagsan malaa'igaha siduu u dhaxlay magac ka sii wanaagsan kooda.
"
WARQADDII LOO QORAY DADKII CIBRAANIYADA
1:1-4
[
Home
][
War baahinta
][
Qoraalo
][Wararka][
Suaal iyo jawaab
][
Nala soo xiriir
]
Copyright (c) 2010 Dugsiganolosha. All rights reserved.
contact@dugsiganolosha.net