|
|
aabbaha aan jeclahay oo samada joogow waan ogahay in dembi sameeyey
laakiin waxaa aamisanahay in wiilkaa ciise oo u dhintay aniga dembigeyga
dartiis
waan qaadanayaa hadda qalbigeyga inuu yimaado yahayna badbaadiya heyga waxaan
ka codsanaayaa inuu dembigeyku dhiigiisa dhakho ciise masiixow sayidgeygoo
i caawi aniga waan ku aamisanahay adiga kuu adeegayaa.
Maxaa kitaabka Qaduuska ah .,hadalka ilaah Dhahayaa.
Batbaadada Runta ah .
tani waa marag furit(maragguna waa kani kaas oo ah in ilaaha ina siiyey nolosha
waligeed ah.
oo ay noloshu wiilkiisa ku jirto.
KHEYBTA KOWAAD
waxaan rumeysnahay in uu hal ilaah uu jiro oo ah ilaaha nolosha
(baxniintii20,:2.3)
kaas oo ah aabbaha wiilka iyo ruuxa qoduuska ah rabbigayagow ilaahayagaw adiga
waad waad istaahishaa inaad heshid ammanta iyo cisada iyo xoogga .waayo wax
kasta adaa
abuuray maxaa yeelay doonistaada aawadeed ayay
uahaadeen.(muujintii:4:11:5:9.10)
waan fahmay in ciise masiix ahaa messian oo ah hadal hadalkuna jidh buu noqday
oo waa ina
dhex joogay (y00xanaa.1:1.14) waa aamisanahay taas aawadeed ayuu wiilka ilaah
umuuqday
inuu baabiyo shuqullada ibliiska(1.yooxanaa.3:8)isagu hubkuu ka qaaday
taliyayaasha iyo
kuwa amarka leh.(kolosay.2:15)
waan rumeysnahay in ilaah jaceylkiisa i tusay aniga sabatoo oo ah markaan
dembiilayaa ahayn
ayuu masiixa inoo dhintay. taas oo cadeyneysa. laakiinse masiixu waa inoo
dhintay intaynu
weli dembiilayaal ahayn. oo sidaasuu ilaah jaceylkiisii inoogu
muujiyey(rooma.5;8)
waan rumeysnahay in isagu uu inaga samata bixiyey xoogga gudcurka oo wuxuu inoo
bedelay
boqortooyadii wiilka jacaylkiisa. kaasoo aynu ku leennahay madax furusho ah
dembidhaafka.
(kolosay1;13.14)
waan rumeysnahay in masiixa la.aantii waxba samenkarin . anaa ah geedka canabka
ah idinna
waxaad tihiin laamihii . kii igu jira oo aanna aan ku jiro. kaasi midho badan
dhala. maxaa yeelay.
la.aantey waxba ma sameyn kartaan.(joxaanaa15:5)waxaa abbahay ku aam maanmaa. inaad
midho badan dhashaan .waxaadna noqon doontaan xerteyda(yooxaana.15:8)waxaan ku
ogeysiinayaa sheydaan yahow in ciisa masiix yahay sayidkeyga oo waan tuuray wax
kasta oo
sheydaanku la xariira oo nalosheyda ah.
waan rumeysnahay siduu yahay jacaylka aabbuhu in siiyey taasoo ah in laynoogu
yeedo
caruurta ilaah(1yooxanaa3:1-3)oo innagana isaggii buu inala soo sara kiciyey oo
wuxuu
isagii inala fadhiisiyey meelaha janada xagga ciisa masiix(efosos-2:6)waan
rumeysnahay
inaynu ku badbaadnay nimco xagga rumeysadka mana aha xagga shuqullada. si aan
ninna ugu faanin(efosos-2:8)
waan rabbaa inaan ku xoogaysdo rabbiga iyo xoogga itaalkiisa(efosos-6:10)marna
isku haleen.
maayo jidhka (filboy.3:3)waayo hubka dagaal kayagu ma aha xagga jidhka laakiin
xoog bay
leeyihiin ilaah hortiisa in qalcada lagu dumiyo (2korintos-10:4)
waan rumeysnahay in oo ciise masiix amar oo dhan samada iyo dhulka laygu siiyey
(matoyos-28:18)
waan rumeysnahay isagoo ah madaxda taliye kasta oo amar kasta(kolosay-2:10)
waan aamisanahay wax
kastana wuxuu ka hoosaysiiyey cagahiisa oo wuxuu isaga madax wax kasta ka
sarreeyaa ugadhigay
kiniisadda(efesos-1:19-23)haddaba ilaa kadembeeya laakiin ibliiska hor
joogsada. (yacquub.4:7)
wuu idinka carari doonaaye.
waan rumeysnahay oo waad garandoontaan runta .runtiina waa idin xorayn
doontaa(yooxanaa-8:32)
laakiin haddeynu nuurka ku soconno siduu isaguba nuurka ugu jiro wehelnimo
ayaynu isla wada
wadaagnaa . oodhiiga ciise masiix oowiilkiisa ah wuxuu inaga nadiifiyaa dembi
oo dhan .(yooxanaa.1:7)
waxaannu baabi.innaa murannada iyowax kasta oosarreeya oo aqoonta ilaah iska
sarraysiiya oo
fikir kasta maxbuus baannu ka dhignaa. si uumasiix u
addeeco.(2korintos-10-5)qorniin kastaa wuxuu
ku ahaaday ruuxa ilaah oo waxtar buu u leeyahay waxbaridda. iyo hagaajinta. iyo
edbinta xagga
xaqnimada.(2timo-3:15-17)laakiinse innagoo si jacayl ah ruta ugu hadlayna aynu
wax walba ku
korno xaggiisa. kan madaxa ah oo ah masiixa(efesos-4:15) ha ku saqraamina
khamriga rabshadu
ku jirto .laakiinse ruuxu ha indinku buuxsamo.(efesos:5:18)laakiin markuu kan
ruuxa runta ahu yimaado, wuxuu idinku wadi doonaa runta oo dhan, waayo, isagu
iskama hadli doono, wuxuuse ku had doonaa wuxuu maglo, wuxuuna idiin sheegi
doonaa wax imanaya. (jooxanaa.16:13) Laakin waxaan leeyahay, Ruuxa ku socda,
kolkaas aydnaan damaca jodhka yeelahay,(galatiya, 5:16) Kuwa Ciise Masiix waxay
iskutallaabta ku qodbeen jidhka iyo kacsigiisa xaaraanta ah iyo damacyadiisa
sharka ah (Galatiya 15:24).
Xubnihiinnana dembiga ha u siinina sida qalabka xaqdarrada, laakiin Ilaah isa
siiya sida idinkoo ah kuwa ka soo noolaaday kuwii dhintay, xubnihiinnana Ilaah
u siiya sida galabka xaqnimada.(rooma 6:13;12:1,2)
Haddaba, walaalayaalow, waxaan idinku baryayaa Ilaah naxariistiisa inaad
jidhkiinna Olaah u siisaan sida allabari nool oo qoduus ah oo Ilaah ku farxo,
waana cibaaadaysigiinna caqliga leh. 2. Ha u ekaanina dadka ifkan, laakiinse ku
beddelma cusboonaanta maankiinna inaad hubsataan waxa ay tahay doonista Ilaah
oo wanaagsan oo isagu ku farxo oo kaamilka ah.
laakin amarka dhammaadkiisu waa jacayl ka soo baxa qalbi daahir ah niyo
wanaagsan iyo rumay sad aan labaweji lahayn. (timoteyos, 1:5) Kolkaasu ku yidhi
isaga, Waa inaad Rabbiga ilaahaaga ah ka jeclaataa qalbigaaga oo dhan iyo
naftaada oo dhen iyo caqligaaga oo dhan. 38Kanu waa qaynuunka ugu weyn oo ugu
horreeya.39 Ku labaad oo u ekina waa kan. Waa inaad deriskaaga u jeclaata sida
naftaada. (Matayous 22:37-39)
Amen
hogaanka ducada
injiilka matayos cutubka 18:19-20 waxay inoo sheegaysaa in dukashada wada jirka
ahi ay ka miisaan weyn tahay tan kelida ha,taas waxa caddeeyey sayid ciise
masiix oo yiri haddii laba idinka mid ahu dhulka ku heshiiyaan wax kasta oo ay
baryaan way uga ahaan doontaa xagga Aabahayga samada jooga,waayo meeshii anniga
magacayga labo qof isugu yimaadaan meeshaa annigu waan dhex joogaa.
.Qirashadii dembiga iyo cafintiisii
hadaba sidan u tuko addiga oo dembigaaga qiranaya oo ku baryootan magaca sayid
ciise masiix dhehna:
seyidow in badan ayaan si qarsoon u dembaabay aqoonna kuuma lahayn inaad anniga
daraaday dembiyadayda u dhimatay una sare kacday,maanta waxaan garawsaday
naxariistaada iyo jacaylkaaga,waanna kuu mahadinayaa, waanan ka xumahay xumihii
hore ee aan gudcurka ku sameeyey,waan ka toobad keenay taas waxaanan kaa
baryayaa inaad i ilaalisid oo aad igu hagtid jidka wannaagsan ee toosan Rabbiyow
waan kugu mahadcelinayaa inaad dembiyadaydii cafiday waanan kuu adeegayaa inta
aan dunidan ku noolahay.
Qirashada iimmaanka
waxaan rumaysnahay illaaha aabbaha ah, qaadirka oo uumay samada iyo dhulka iyo
ciise masiix oo ah inankiisa madiga ah inuu yahay seyidkeena in ruuxa quduuska
ah ay ka uuraysatay oo ay dhashay maryan oo bikrad ah,oo ku hoos silcay
bantayoos bilaatoos,oo iskutalaabtana lagu qodbay uu dhintay,lana aasay
maalintii 3aad ka sare kacay,samadana aadey oo ay u ahaatay inuu fariisto gacanta
midig ee illaah,aabaha qaadirka ah.
halkaana uu ka imaan doono inuu xukumo kuwa nool iyo kuwa dhintayba.waxaan
rumaysanahay ruuxa quduuska ahkaniisadda caalamiga ah sare kicidda jidhka iyo
nolosha daa,imka ah-aammiin.
|